Guddoonada labada Aqal ee Baarlamanka oo Saddex qodob ku heshiiyey (Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xalay kulan socday muddo saacado ku dhow ku yeeshay Magaaladda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ahaayeen guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim (Muudey)’ iyo … Continue reading Guddoonada labada Aqal ee Baarlamanka oo Saddex qodob ku heshiiyey (Sawiro)